Warbixin deeraad ah oo ku saabsan habkaloo xaraynayo codsashada amarka kaa ilaalinaya muquunista hoyga (DVPO) (ka mid yihiina oogaal muhiim ah oo nabadgalyada ku saabsan) fadlan taabo halkan.

Hadii aad guud ahaan doonayso in aad wax ka ogaato codsashada amarka kaa ilaalinaya muquunista hoyga (DVPO) ama aad caawimo u baaham tahay si aad u xarayso codsashada amarka kaa ilaalinaya muqunsta hoyga ee Goboka King (king County) , fadlan taabo halkan.